dheelmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

Habeen socosho; guurayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheelmo

dheelmasho [m.f.dh]
eeg dheelmo. ld dheelmad, dheelmataan, dhelmatiin.

fooriggaalle [m.l]
1. Foori gaar ah oo geela lagu dheelmo. 2. Foori qofka faraxsani ku maararoobo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg