dheeman
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

1. Macdan aan midab lahayn, aad u adag, kana qaalisan macdanta kale. 2. Afarta haad ee turubka mid ka mid ah, calaamad afar gees ah oo guduudan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheeman

almaas [m.l]
Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaliga ah. ld dheeman.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg