Dheerdheeroo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)Wax dheerdheero hayso noqosho. ld dheedheeroo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheerdheeroo ↴
dheedheeroo | dheedheerood | dheerdheerood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg