dheertaxaniinyo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Cayayaan dhulka xammaarta, dhuuban, dheer lugo badan oo qaniinyo kulul. ld dhiirtaxaniinyo, dhuurtaxaniinyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheertaxaniinyo

dhiirtaxaniinyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld dheertaxaniinyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg