Dhega-adag

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dkaa, -dkayd)

Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhega-adag

dhega-adkaan | dhega-adkow | makaroofi | siicley | siiclow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg