dhegafarasow
(m.l)1. Maqalka dhegaha oo siyaado. 2. Sharqamo aan jirin oo la moodo in la maqday. 3. ld dhegafarasow¹.
dhegafarasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)1. Maqalka dhegaha kordhid. 2. Sharqamo aan jirin maqlid..
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegafarasow ↴
dhegafarasoobid [m.f.dh]
eeg dhegafarasow². ld dhegafarasow¹ (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg