Dhegannuglow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-laaday, -laatay)

U dh.: qof waxa la faro si sahlan u qaata noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegannuglow

dhegannuglaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg