Dhegaqor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Summad idaha dhegta looga sameeyo iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la gooynayo si ay caarad u yeelato.
Dhegaqor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Ido, summad dhegaha uga samayn iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la goynayo si ay caarad u yeelato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegaqor ↴
dhegaqorid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg