dhegnuugso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

War si dadban u dhegeysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegnuugso

dhegnuugsasho [m.f.dh]
eeg dhegnuugso. ld dhegnuugsad, dhegnuugsi (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg