Dhegraac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ballaarinta beer la ballaarinayo oo bowdka la fakinayo.

Dhegraac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Beer bowdkeeda fakin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegraac

dhegraacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg