dhegyar
(m.dh)Nooc fallaarta dhegta leh ka mid ah oo yar.
dhegyar
(m.dh)(c.nafl.) Qaybta wadnaha oo ku soo shubma dhiigga ogsijiinka leh ee ka immaanaya wadnaha inta aan loo gudbin jirka intiisa kale.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegyar ↴
caloolyaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
(c.nafl.) Qaybta wadnaha ee ka soo qaadda dhiigga dhegyarada ee u tuurta habdhiska halbowlayaasha.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg