dhengedee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)Cid dhengad ku tumid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhengedee ↴
dhengedeyn [m.f.dh]
eeg dhengedee.
dhengedeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la dhengedeeyey ahaansho.
xawri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ul yar la dhicid; dhengedee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg