dheregdhacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Wax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheregdhacso ↴
dheregdhacsasho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dheregdhacso. ld dheregdhacsad, dheregdhacsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg