Dheriqore

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Ninka dheryaha ama dheriyada sameeya. ld dheryadhoob.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheriqore


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg