dhexboodbood
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Dad ama waxyaabo dhexdooda ku boodboodid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexboodbood

dhexboodboodid [m.f.dh]
eeg dhexboodbood.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg