dhexdhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dhici)

1. Ka dh.: dugaag, col iwm meel weerarid. 2. Ka dh.: cudur, colaad iwm meel ka dillaacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexdhac

dhalan-geddis-hiddoside [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
(baay.) Isbeddel degdeg ah oo lama filaan ah oo ka dhexdhaca walax hiddo side ah oo unug. Kaas oo ku keeni kara iyada iyo unugyada kale ee laga soo dhiraan dhiriyeyba inay kaga beddelmaan muuqaalka iyo asawgaba nooca caadiga ah.

dhexdhicid [m.f.dh]
eeg dhexdhac. dhexe s. Bartamaha ku jira; dhexeeya; dhexaad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg