dhexeeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

(xis.) Urur kasta oo daato ah marka loo ratibo horsamaan baaxadeed ama fanata tirada ama walaxda ku aaddan bartamaha ururka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexeeye

owlaan [m.dh]
(muus.) Reeme laga yaqaan degaanka u dhexeeye labada webi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg