dhexjoog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Xoolo, alaab iwm oo aan hawl badan u baahnayn ilaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexjoog

dhexjoogid [m.f.dh]
eeg dhexjoog. dhexkabe m.l(-bayaal, m.l/dh) (nax.) Lifaaq la dhexgeliyo erey gudihiisa. Tus. “Waan qorayaa; waan qoranayaa”.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg