dhibaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Haweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibaadi

dhibaadin [m.f.dh]
eeg dhibaadi. ld dhibaadsiin.

dhibaadsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhibaadi.

dhibaadsiin [m.dh]
ld dhibaadin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg