dhibban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax dhib hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibban ↴
xadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax dhibban ahaansho.
dhibbanaan [m.f.dh]
eeg dhibban. ld dhibbanaansho.
dhibbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhibbanaan.
dhibbane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Qof dhibaato la gaarsiiye.
qahraan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-nno, m.dh)
1. Q. ah: qof dhibaato badan. 2. Qof dhibban oo talo ku barraahsatay. ld qaxraan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg