dhidar
(m.l) (-rro, m.dh)1. Weer. 2. Jaad libaax badeedka ka mid ah. ld dhider.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhidar ↴
dhider [m.l]
ld dhidar.
weer [m.l] (-rar, m.l)
1. Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar. 2. Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg