dhiddin
(m.l)ld dheddin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiddin ↴
cangub [m.l]
Geed quwaax qodax leh oo dhiddinka u eg.
dheddin [m.l]
Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg