dhidib-wareeg
(m.l) (-byo ..., m.dh)

(c.fal.) Xarriqda uu xood ama walaxi ku dul wanniinayo (eeg dhidib).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhidib-wareeg

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg