Dhididdhawr

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Wax dhididka celintiisa loo qaato sida funaanadda, jaanta kore ee kabaha iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhididdhawr


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg