Dhigdhexo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhig weyn oo bartamaha aqalka miyiga marka ladhisaayo lagu dhiririyo. 2. (juqr.) Xariiqaha dhulka cirifkiisa waqooyi ka bilowda oo kan koonfur ku dhammaada, mid ka mid ah oo waqtiga lagu qiyaaso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhigdhexo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg