dhigee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -gaysay)

1. Aqal miyi la dhisaayo dhigo u yeelid. 2. Rati la raraayo dhigo ka taagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhigee

dhigayn [m.f.dh]
eeg dhigee.

dhiigeyn [m.f.dh]
eeg dhigee.

lool [m.l] (-lal, m.l)
(juqr.) Xarriiq dhigeed ama barka goobooyinka waaweyn midkood, goobooyinkaas oo mara cirifyada, badhahana xaglo quman u gooya; xarriiqaasi ma ahin goobo buuxda maxaa yeelay waxaa jira faraq 80 oo dhig ah iyo waqti 12 sacadood ah oo u dhexeeya labada badh ee goobooyinka waaweyn ee mara cirifyada.

meeraxeer [m.dh] (-rro, m.dh)
Xarig dheer oo kolka awrta la raro oo la dhigeeyo, lammadana la saaro dusha looga xiro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg