dhiibso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Maro, harag iwm giijisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiibso

cirbadhiibso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid. ld ciridhiibso.

ciridhiibso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld cirbadhiibso.

dhiibsasho [m.f.dh]
eeg dhiibso. ld dhiibsad, dhiibsi.

dhiidhiibso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof isagoo fadhiya lugaha fidsasho; dhiidhiib u fariisasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg