Dhiidhiibsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof isagoo fadhiya wax lugaha fidsaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiidhiibsan ↴
dhiidhiibsanaan | dhiidhiibsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg