dhiifoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof firfircoon oo dhega nugul ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiifoon ↴
dhiifoonaan [m.f.dh]
eeg dhiifoon. ld dhiifoonaansho, dhiifooni.
dhiifoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiifoonaan.
dhiifooni [m.dh]
ld dhiifoonaan.
fakayoon [m.l]
1. Qof dhiifoon. 2. Dabayl.
firfircoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof hawl iwm u dhiifoon ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg