Dhiig-joogsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Joogsashada dhiig socday oo ay keentay shaqada dabiiciga ah ee jirka oo ka kooban xinjirowga dhiigga iyo iskuroorka xididdada go'ay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiig-joogsi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg