Dhiinto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Waxyaalaha miraha laga dhiimiyo. 2. Dhiin laga miiro caw baarta oo la cabbo; shalabow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiinto


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg