dhiirrasho
(m.f.dh)

eeg dhiirro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiirrasho

il-adayg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg