Dhiirri
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cabsi la'aan; geesinnimo.
Dhiirri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Hadal cid lagu geesinnimo gelid si ay ku tallaabsato fal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiirri ↴
bal | dhiirrigeli | dhiirriggelin | dhiirriggelis | dhiirrin | geesiggeli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg