dhillay
(m.l)

Nin naagaha aad ugu mamman; macsilow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhillay

dhillaysad [m.l]
ld dhillaysasho.

dhillaysasho [m.f.dh]
eeg dhillayso. ld dhillaysad, dhillaysi.

dhillaysi [m.l]
ld dhillaysasho.

dhillayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Macsi sameyn (qof).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg