dhilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ishay, -ilatay)1. Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho. 2. Caaw iwm diir ka baxsasho. 3. Timo feerasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhilo ↴
dhalaandhilo [m.l]
Laba ciddiyood oo qoobabka ariga, lo'da iwm korkooda ku yaal oo yaryar.
dhilasho [m.f.dh]
eeg dhilo. ld dhilad.
dhilowyahan [m.l]
Geed yar oo caleemo jilijilicsan leh oo geedaha ku dul baxa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg