Dhiqle

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Cayayaan yar baalal lahayn, dhiigkunool ah oo furaashyada, kuraasta iwm gala; kutaan. ld dhilqe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiqle

dhilqe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg