dhirfi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhirfi

dhirfid [m.f.dh]
eeg dhirif².

dhirfin [m.f.dh]
eeg dhirfi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg