dhirifow
(m.l)

1. Marax. 2. Suyuc.

dhirifow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Hilib suyuc yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhirifow

dhirifoobid [m.f.dh]
eeg dhirifow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg