Dhisiq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Geed weyn, sal balaran, caleemo yaryar, qori adag, har yar leh oo kooraha, fandhaalada iwm laga qoro. ld bisiq, dhosoq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhisiq

bisiq | dhosoq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg