Dhogordhacso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Xoolo, dugaag iwm dhogor cusub u soo bixid, isaga oo araggiisu wanaagsanaaday.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhogordhacso ↴
dhogordhacsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg