Dhoobammiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Wax biyaha dhoobada lagaga miiro.
Dhoobammiir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dhoobo ka miirid (biyo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoobammiir ↴
dhoobammiirad | dhoobammiirasho | dhoobammiirid | dhoobammiiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg