Dhoombir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Nooc ka mid ah buntuqyo.
Dhoombir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed gaab leh caleemo dhuudhuuban oo faalala iyo bari la cuno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoombir ↴
dhuunbuur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg