Dhoqor
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-rro, m.dh)Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan marka roobku da'o ee beertii ka baxda qurunto.
Dhoqor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Qare, bocor, iwm god yar u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoqor ↴
baar | dhoqran | dhoqrid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg