Dhoqro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-oday, -otay)Cunto la cunayo meel godan oo iidaanka lagu shubo u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoqro ↴
dhoqrasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg