Dhugdhugle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Gaadiid yar oo laba shaag iyo matoor leh oo hal qof ama laba qaadi kara. ld dhugdhugley.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhugdhugle

dhugdhugley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg