Dhulgoyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(jool.) Jarida dhulka oo ay gooyaan wakiilo dabiici ahi, sida qorraxda, dabaysha, roobka, biyaha qulqula, barafka dhaqaaga, iyo badda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhulgoyn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg