dhunkaal
(m.dh)

1. Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xooluhu jecelyihiin leh, oo xabagtiisu sun tahay. 2. Xabagta dhunkaasha ee sunta ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhunkaal

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg