Dhur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.
Dhur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Biyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhur ↴
haandhurwaa | banduul | baxnaani | baxnaano | beendhure | beestayn | dhac | dhogof | dhoondhurwaa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg