Dhuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (qof).
Dhuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax la dhuray ahaansho (biyo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuran ↴
dhurmid | dhurnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg