Dhurgun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Diismidda meel jirka ka mid ah oo barartay diisanta.

Dhurgun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)

Meel jirka ka mid ah oo baratay diismid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhurgun

dhurgumid | dhurgunsan | dhurgunsanaan | dhurgunsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg